Waqtiga Magaalada Marka
Marka
May 2013
MTWTFSS
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031 

U Gar gaar dhibanahaan somaaliyeed ee dhibaateysan daawo sawiradaan naxdinta leh

waa dhibane somaliyeed oo ku nool wadanka somaliya oo ilaahey qaadirka ah ee abuurtay ku imtixaanay xanuunkaan , dhibanah oo lagu magacaabo xasan maxamed yarow oo hada ku sugan magalada muqdisho

waxaana laga deeriyey xaladisa caafimaadeed oo ay ka deeriyeen dhamaan takhaatirta somalida .waxana takhaatirta somalida ay sheegeen in waxba looga qaabn karin gudaha dalka loona baahanyahay si deg deg loogu helo gar gaar dibada loogu qqadayo ,

hadaba dhibanahan xasan maxamed yarow oo ah quf gacantisa aysan ku jirin wax dhaqaale ah familkisana aysan haynin kharash ay ku geeyaan dibada looguna tacaalo xaladisa caafimadeed

hadaba dhibanaha ayaa codsi dheer u soo gudbistay dhamaan umada muslimka ah meel walbo ay joogaan gaarahaan umada somaaliyeed oo uu ka dhashay asiga wuxuuna ka codsanayaa in ay u soo gurmadan , ayna ku sadaqeystaan wax walbo oo karaankoda gaaraayo tasi oo ah baahi asiga maanta uu uga baahanyahay  quf walboo oo muslim ah ,

takhaatiirta uu lakulmay oo dhamaantodana sheegay in wadanka waxba looga qaabn karin ayaa kala ah

Dr. cabdi faqi

Dr. cumar dheere

Dr. cabdi risaaq

Dr. maxamed yuusuf

sidoo kalle takhaatirta cusbitaalka daarushifaa & he,adaha caamiaad ee ku sugan somaliya sida takhaatirta turkishka ayaa dhaamntoda shegay in waxba looga qaabn karin xanuunkaan  gudaha wadanka soomaliya ,

hadaba walalayaal ula baxa wax walbo sadaqo idiin ah oo aad ku caabinkartiin dhibanahan oo la soo xarriiray shabakada udubland.com

waxaadna kala xarriirikartaan magalada muqdisho

+252615808212

+252615813623

+256791805011

ama emeldaan hoose ku qoran

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

ama shabakada udubland .com  oo wakiil ka ah gaarsiinta  sadaqadiina dhibanaha xasan maxamed  yarow  waxaadna inagala soo xariiri kartaan   cinwandaan kala ah

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Add comment

Security code
Refresh

Muxaadarooyin
____________________________
____________________________
____________________________
_
___________________________
 
____________________________
 
___________________________
 
__________________________
 
Facebook Image