Wabiga Shabelle oo ku fatahay deegaano ka tirsan degmada Kurtinwaarey ee gobolka Shabeelaha Hoose(Sawiro)

Marka:Boqolaal Hektar oo dhul beereed ah ayuu waxyeeleeyay webiga kadib markii uu fatahaad baahsan ku sameeyay deegaano katirsan degmada Kunturwaarey ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Fatahaadda wabiga uu sameeyay waxaa ku baaba'ay dalag ubadan Sisin iyo qare.





Nagala soo xiriir:
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it



